{"product_id":"hal-bixinta-ereyada-kumbuyuutarka","title":"Hal-bixinta Ereyada Kumbuyuutarka","description":"\u003cp\u003eBuuggani wuxuu awood inoo siinayaa inaynu af Soomaali ku baran karro kagana hadli karro Kumbuyuutarka iyo  wixii  la xidhiidha,  kaasoo ay  markii  hore adkayd in af Soomaali lagaga hadli karo.\u003c\/p\u003e\n\n   \u003cp\u003eWaxa kale oo uu awood inoo siinayaa inaynu markii u horreysey yeelanno furahayeenno af Soomaali ku qoran,  iyo weliba inaan si hawl yar u soo hal-tebsan karro  qormayaasha  kala duwan  ee kumbuyuutarka hadda lagu adeegsado.\u003c\/p\u003e","brand":"Cabdiraxmaan C. Faarax \"Barwaaqo\"","offers":[{"title":"Paperback","offer_id":44348033368225,"sku":"9780969900931","price":33.13,"currency_code":"USD","in_stock":true}],"thumbnail_url":"\/\/cdn.shopify.com\/s\/files\/1\/0462\/1120\/3233\/files\/1rr5pqj-front-shortedge-384_69285408-57f2-461e-9f86-4c3c41ca3f4c.jpg?v=1748236877","url":"https:\/\/bookswholesale.myshopify.com\/products\/hal-bixinta-ereyada-kumbuyuutarka","provider":"BooksWholesale","version":"1.0","type":"link"}