{"product_id":"joornaalka-mahadnaqa-ee-90-ka-maalin","title":"Joornaalka Mahadnaqa ee 90-ka Maalin","description":"\u003cp\u003eNolosheenu waa ay sii horumareysaa oo sii hagaageysaa markasta oo ay bataan\u003cbr\u003e\ntijaabooyinkeenu, balse kawaran haddii aad soo martay dhowr tijaabo oo adag,\u003c\/p\u003e\n\n\u003cp\u003eaadna u taag la' dahay ka gudbitaankooda?\u003c\/p\u003e\n\n\u003cp\u003eJoornaalkaan waxa uu kuu suurtagalinayaa in aad la socoto noloshaada maalin\u003cbr\u003e\nlaha ah , aadna hormariso hab fikirkaaga adiga oo maalinkasta qaadanaya 5\u003cbr\u003e\ndaqiiqo oo aad wax uga qoreyso maalintaada iyo waxyaalaha aad ka\u003c\/p\u003e\n\n\u003cp\u003emahadnaqeysid in aad heysato.\u003c\/p\u003e\n\n\u003cp\u003eBuugaan waa nuqulka asalka ah ee ay diyaarisay Safiya Farah Mohamed, oo ah\u003cbr\u003e\ndhiirigaliso, horayna u qortay buugaag ay uga hadleyso sirta lagu helo nolol\u003c\/p\u003e\n\n\u003cp\u003eguul iyo farxad leh.\u003c\/p\u003e","brand":"BooksWholesale","offers":[{"title":"Paperback","offer_id":44378803404961,"sku":"9780244575984","price":31.84,"currency_code":"USD","in_stock":true}],"thumbnail_url":"\/\/cdn.shopify.com\/s\/files\/1\/0462\/1120\/3233\/files\/196jdvq2-front-shortedge-384.jpg?v=1716859066","url":"https:\/\/bookswholesale.myshopify.com\/products\/joornaalka-mahadnaqa-ee-90-ka-maalin","provider":"BooksWholesale","version":"1.0","type":"link"}